Mucaaradka DDSI oo war ka soo saaray rabshadaha ka socda Jigjiga

Mucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dejiyaan isla markaasna ay ilaaliyaan nabadgelyada. Waxay sidoo kale ugu baaqeen hoggaamiye dhaqameedyada inay ka shaqeeyaan xasiloonida iyo xallinta dhibaatooyinka soo food saaro shacabka. Mucaaradka ayaa sidoo kale sheegay inay ku faraxsan yihiin in milatariga ay soo farageliyaan maamulka Soomaalida. Mid kamid ah mucaaradka oo … Continue reading Mucaaradka DDSI oo war ka soo saaray rabshadaha ka socda Jigjiga